Platform Loogu Talagalay
Soomaalida
Baro Af Germal waxaa aasaasay dad Soomaali ah oo xoogga saaray in barashada Jarmalka laga dhigo wax fudud, xiiso leh, oo Af Soomaali ku salaysan.
1,500+
Erey
500+
Isticmaale
20+
Casharo
6+
Imtixaan
Sheekadeena
Baro Af Germal waxaa la aasaasay 2024-kii markii ay muuqatay baahi weyn oo joogta ah ee Soomaalida u baahan in ay bartaan Jarmalka — gaar ahaan kuwa jooga Jarmalka ama rabta inay u safreen.
Maadaama aanay jirin platform khaas ah oo Af Soomaali ku barata Jarmalka, waxaan go'aansanay inaan abuurno mid. Maanta, platform-keenu wuxuu bixiyaa 1,500 erey, imtixaanada dhowr nooc ah, cod Jarmal, iyo nidaam xasuus casri ah.
Baro Af Germal
Somali → Deutsch
Qiyamkeena
Waxaan ku dhisnahay fikradahan aasaasiga ah
Ujeedada
Waxaan rabnaa in Soomaalida dunida oo dhan ay helaan fursad ay ku bartaan Jarmalka si sahlan oo lacag la'aan ah.
Jacaylka Luqadda
Barashada luqad cusub waa furaha fursadaha cusub. Waxaan kaa caawineynaa adiga oo ku hadlaya Af Soomaali.
Teknoolajiyada
Platform casri ah oo isticmaalaya AI iyo spaced repetition si aad si dhakhso ah ugu barato.
Bilow Maanta
Ku biir kumanaanaha Soomaalida ee ku barata Jarmalka adiga oo isticmaalaya Af Soomaali.
